Akadeemiyada Rejo ( Rejo Academy ).Waxaa tababar iyo Cayaar yeeshay Group ka B oo Xaafada Horseed ah, kana mid ah Akadeemiyada Rejo ( Rejo Acedamy ).Team ka Arimmaha Bulshada oo uu Hogaaminayo Zakariye Cabdikarim Warsame, iyo Xubnaha Arimaha Bulshada oo arintaan aad isugu xilqaamay waa mahadsan yihiin
Caabudwaaq













Tallaado, 21 November 2023, Gedo, Ceelwaaq.
12/06/2024
Ururka Rejo Oo uu hogaaminayo Gudoomiye Badal Daahir Ciiraale, iyo Xubno ka mid ka ururka sida Team ka Caafimadka, Waxbarashada, Arimaha Gargaarka, ayaa maanta Kormeer iyo Qiimeyn ku tagey Kaamam ku yaala Duleedka Degmada *Ceelwaaq* oo ay ku sugan yihiin Dadkii ka soo barakacay Saameynta iyo Fatahaadaha ka dhashay Roobabkii ka da'ay Degmada...
